Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 21-ka November
Verified.
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aadan munaasabadda 21-ka November oo ku beegan maalinta Macallinka Soomaaliyeed u diray guud ahaan Macallimiinta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in munaasabaddan ay tahay maalin mudan in la xuso, islamarkaana ay…
⚠ A state-run outlet: it may reflect official government positions.
How sure are we
Two or more outlets reported this story and its reliability score reached 65%, so WorldPulse marks it verified. That means more than one outlet says so, not that it is proven true.
Who reported it
No verification data yet
Checks run automatically as new sources are ingested.
Score bands
What moves the score
Not in the score: AI checks and reader flags. Verified is separate: two or more independent outlets and a score of at least 65%.
High · How we score this