DEG DEG: Xamza oo Saadaq Joon u magacaabay wasiirka gaashaandhigga, kadib markii Fiqi…
Verified: 3 outlets have reported this story since Nov 23.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre oo wareegto soo saaray ayaa maanta sameeyay magacaabis iyo isku shaandheyn kooban, isaga oo sidoo kale xilka ka qaaday Wasiirkii Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi. Xamza ayaa xilka Wasiirka Gaashaandhigga u magacaabay, Mudane Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan…
How sure are we
Two or more outlets reported this story and its reliability score reached 65%, so WorldPulse marks it verified. That means more than one outlet says so, not that it is proven true.
Who reported it
- Nov 23, 11:37 AM UTCFirst report· you’re reading thisDEG DEG: Xamza oo Saadaq Joon u magacaabay wasiirka gaashaandhigga, kadib markii Fiqi…caasimada.net ↗
- Nov 23, 12:39 PM UTC+1 hRa’iisul Wasaare Xamse oo xilkii ka qaaday Axmed Macallin Fiqi, kuna baddelay Saadaq Joonpuntlandpost.net ↗
- Nov 23, 10:04 PM UTC+10 hRa’iisul Wasaare Xamse oo Saadiq Joon u magacaabay Wasiirka gaashaandhigga.horseedmedia.net ↗
- Verified: a second independent outlet reported itNov 23, 10:04 PM UTC · +10 h
No verification data yet
Checks run automatically as new sources are ingested.
Score bands
What moves the score
Not in the score: AI checks and reader flags. Verified is separate: two or more independent outlets and a score of at least 65%.
Very high · How we score this