Soomaaliya Oo Ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Oslo
Verified: 2 outlets have reported this story since Nov 20.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika oo ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway. Ka qaybgalka Dowladda Soomaaliyeed ee shirka ayaa muujinaya sida ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga caalamiga ah, horumarinta iskaashiyada istaraatiijiga ah…
⚠ A state-run outlet: it may reflect official government positions.
How sure are we
Two or more outlets reported this story and its reliability score reached 65%, so WorldPulse marks it verified. That means more than one outlet says so, not that it is proven true.
Who reported it
- Nov 20, 9:53 AM UTCFirst reportXogta kulamo muhiim ah oo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya uu ka wado Oslocaasimada.net ↗
- Nov 20, 6:50 PM UTC+9 h· you’re reading thisSoomaaliya Oo Ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Osloradiomuqdisho.so ↗
- Verified: a second independent outlet reported itNov 20, 6:50 PM UTC · +9 h
No verification data yet
Checks run automatically as new sources are ingested.
Score bands
What moves the score
Not in the score: AI checks and reader flags. Verified is separate: two or more independent outlets and a score of at least 65%.
High · How we score this