Maxay ka wada-hadleen Xasan iyo taliyaha ciidanka Turkiga? + Sawirro
Verified: 2 outlets have reported this story since Nov 21.
Muqdisho (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Milatariga Jamhuuriyadda Türkiye, Jeneraal Selçuk Bayraktaroğlu iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta soo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Kulanka oo ay sidoo kale ka qayb-galeen Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…
How sure are we
Two or more outlets reported this story and its reliability score reached 65%, so WorldPulse marks it verified. That means more than one outlet says so, not that it is proven true.
Who reported it
- Nov 21, 2:58 PM UTCFirst report· you’re reading thisMaxay ka wada-hadleen Xasan iyo taliyaha ciidanka Turkiga? + Sawirrocaasimada.net ↗
- Nov 21, 3:33 PM UTC+35 minXasan Sheekh oo kulan la qaatay taliyaha guud ee ciidanka milatariga Turkigapuntlandpost.net ↗
- Verified: a second independent outlet reported itNov 21, 3:33 PM UTC · +35 min
No verification data yet
Checks run automatically as new sources are ingested.
Score bands
What moves the score
Not in the score: AI checks and reader flags. Verified is separate: two or more independent outlets and a score of at least 65%.
High · How we score this