Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada
Verified.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga, oo uu ka socdo Shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP31), kulan kula yeeshay Ms. Carol Chouchani Cherfane, Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada, ahna Hoggaamiyaha Kooxda Isbeddelka Cimilada iyo Ilaalinta Khayraadka Dabiiciga ah ee UNESCWA.…
⚠ A state-run outlet: it may reflect official government positions.
How sure are we
Two or more outlets reported this story and its reliability score reached 65%, so WorldPulse marks it verified. That means more than one outlet says so, not that it is proven true.
Who reported it
No verification data yet
Checks run automatically as new sources are ingested.
Score bands
What moves the score
Not in the score: AI checks and reader flags. Verified is separate: two or more independent outlets and a score of at least 65%.
High · How we score this