Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya
Verified: 3 outlets have reported this story since Nov 22.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya, taasi oo ka shaqeysa arrimaha soo saarista shidaalka iyo gaaska. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda SONATRACH ee mashaariicda wadajirka ah ee dhinacyada shidaalka iyo khayraadka dabiiciga ah. Madaxweynaha ayaa…
⚠ A state-run outlet: it may reflect official government positions.
How sure are we
Two or more outlets reported this story and its reliability score reached 65%, so WorldPulse marks it verified. That means more than one outlet says so, not that it is proven true.
Who reported it
- Nov 22, 2:26 PM UTCFirst report· you’re reading thisMadaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriyaradiomuqdisho.so ↗
- Nov 22, 4:36 PM UTC+2 hSawirro: Xasan oo qaabilay khubaro ka socda shirkadda shidaalka ee dalka…caasimada.net ↗
- Verified: a second independent outlet reported itNov 22, 4:36 PM UTC · +2 h
- Nov 22, 5:19 PM UTC+3 hXasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socda shirkad ka shaqaysa soo saarista shidaalka iyo gaaskapuntlandpost.net ↗
No verification data yet
Checks run automatically as new sources are ingested.
Score bands
What moves the score
Not in the score: AI checks and reader flags. Verified is separate: two or more independent outlets and a score of at least 65%.
High · How we score this