Baashe Yuusuf iyo Shan Garsoore oo Dacwad ka Gudbiyey Dowladda Soomaaliya Maxkamadda Bariga Afrika
Verified: 2 outlets have reported this story since Nov 22.
Muqdisho (WDN) – Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Baashe Yuusuf Axmed, iyo shan garsoore oo kale oo ka tirsanaa Maxkamadda Sare ayaa dacwad ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya u gudbiyey Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika (EACJ). Dacwaddan ayaa salka ku haysa xil-ka-qaadistii Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, in Madaxweynaha Soomaaliya uu faragelin ku...
How sure are we
Two or more outlets reported this story and its reliability score reached 65%, so WorldPulse marks it verified. That means more than one outlet says so, not that it is proven true.
Who reported it
[Claude] Both Somali-language reports cover the same lawsuit by Baashe Yuusuf and fellow Supreme Court judges against the Somali government at the East African Court of Justice; the judge count differs (five v
2h agoScore bands
What moves the score
Not in the score: AI checks and reader flags. Verified is separate: two or more independent outlets and a score of at least 65%.
High · How we score this