Skip to main content
low geopoliticsVERIFIED

Sawirro: Xasan Sheekh oo dhax dhigay xarun casri ah oo uu yeelanayo ciidanka badda

Verified: 2 outlets have reported this story since Nov 21.

📍 Mogadishu, SO·🕐 2h ago·2 outlets

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabnimadii Sabtida maanta ah magaalada Muqdisho ka dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Taliska Guud ee Ciidanka Badda Soomaaliya, sida ay shaacisay Madaxtooyada Qaranka. Munaasabadda dhagax-dhigga waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Turkiga, Janaraal Selçuk Bayraktaroğlu, Guddoomiyaha Golaha Shacabka…

How sure are we

✓ Verified · 2 outlets

Two or more outlets reported this story and its reliability score reached 65%, so WorldPulse marks it verified. That means more than one outlet says so, not that it is proven true.

How we count · Check a link someone shared

Who reported it

Location
Verification Log

No verification data yet

Checks run automatically as new sources are ingested.

Discussion (0)

Sign in to join the discussion

No discussion yet — be the first to add context.

Reliability
77%

High · How we score this

Risk Score
low risk