Maxay DF Soomaaliya ka tiri tallaabada uu qaaday Midowga Afrika?
Verified: 2 outlets have reported this story since Nov 28.
Muqdisho (Caasimada Online) – Marwo Jihaan Cabdullaahi Xasan oo La-taliyaha Sare ee Arrimaha Difaaca ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn usoo dhaweysay tallaabada ay qaadeen Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika. Golaha ayaa ansixiyay qorshe saddex weji ah oo lagu dhimayo ciidamada howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya, iyadoo qorshahaas uu dhigayo in si tartiib ah…
How sure are we
Two or more outlets reported this story and its reliability score reached 65%, so WorldPulse marks it verified. That means more than one outlet says so, not that it is proven true.
Who reported it
- Nov 28, 6:51 AM UTCFirst reportQodobbada Midowga Afrika ee ku saabsan Soomaaliyaradiomuqdisho.so ↗
- Nov 28, 11:41 AM UTC+5 h· you’re reading thisMaxay DF Soomaaliya ka tiri tallaabada uu qaaday Midowga Afrika?caasimada.net ↗
- Verified: a second independent outlet reported itNov 28, 11:41 AM UTC · +5 h
No verification data yet
Checks run automatically as new sources are ingested.
Score bands
What moves the score
Not in the score: AI checks and reader flags. Verified is separate: two or more independent outlets and a score of at least 65%.
High · How we score this