Skip to main content
low geopoliticsUNVERIFIED

Nin isagoo nool Hargeysa lagu aasi gaadhay – Dhacdo cashir weyn laga qaadanayo

Only one outlet has reported this so far: treat it as unconfirmed.

📍 Hargeisa, SO·🕐 6d ago·1 outlet

Hargeysa (Caasimada Online) – Dhacdo la-yaab leh ayaa maanta ka dhacday magaalada Hargeysa kadib markii nin loo qaatay inuu geeriyooday, lana maydhay, lana kafanay, sidoo kalena salaadda janaasada lagu tukaday uu dhaqaaqay xilli gaadhigii lagu siday loo waday xabaalaha. Sida uu sheegay qof goob-jooge ka ahaa dhacdada, ninkan ayaa markii hore loo qaatay inuu geeriyooday,…

How sure are we

1 outlet

Only one outlet so far: treat it as unconfirmed. That doesn’t make it false; it may be new, or an exclusive.

How we count · Check a link someone shared

Who reported it

Location
Verification Log

No verification data yet

Checks run automatically as new sources are ingested.

Discussion (0)

Sign in to join the discussion

No discussion yet — be the first to add context.

Reliability
63%

High · How we score this

Risk Score
low risk